Washington DC (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa ku tilmaamay dowladda Qatar in ay taaariikh u leedahay taageerada kooxaha argigixisada ah, waxa uuna ugu baaqay dowladaha khaliijka iyo kuwa deriska inay qaataan tallaabooyin dheeraad ah oo lagula dagaallamayo kooxaha argigixisad.
Hadalkaani ayaa Trump waxa uu sheegay ka dib markii uu shir jaraa’id uu ku qabtay aqalka cad isaga oo intaa raaciyay in dowladda Qatar ay-asal ahaan taariikh u leedahay inay maalgaliso kooxaha Islaamiyiinta ah waxa uuna ugu baaqay inay arrintaasi ay ka harto oo ay soo afjarto .
Dowladda Qatar ayaa waxay iska fogeysay eedeymaha loo soo jeediyay oo ah inay taageerto kooxaha Islaamiyiinta ah .
Qatar waxaa ku yaallo saldhigga ugu weyn Mareykanka kaasi oo uu ku leeyahay bariga dhexe.
Jimcihii dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar waxaa ay soo saareen liis ay ku jiraan 59 qof iyo 12 hey’adood oo ay leeyihiin waxaa argigixiso, waxaana maalgelisa Qatar, arrintaas oo dalal badan iyo hey’ado Unka ah iska diideen.
Liiska Sacuudiga iyo Dadka Lala xiriirinayo Argigixisada:
- Khalifa Mohammed Turki – Qatar
- Abdelmalek Mohammed Yousef Abdel Salam – Jordanian
- Ashraf Mohammed Yusuf Othman Abdel Salam – Jordanian
- Ibrahim Eissa Al-Hajji Mohammed Al-Baker – Qatar
- Abdulaziz bin Khalifa al-Attiyah – Qatar
- Salem Hassan Khalifa Rashid al-Kuwari – Qatar
- Abdullah Ghanem Muslim al-Khawar – Qatar
- Saad bin Saad Mohammed al-Kaabi – Qatar
- Abdullatif bin Abdullah al-Kuwari – Qatar
- Mohammed Saeed Bin Helwan al-Sakhtari – Qatar
- Abdul Rahman bin Omair al-Nuaimi – Qatar
- Abdul Wahab Mohammed Abdul Rahman al-Hmeikani – Yemeni
- Khalifa bin Mohammed al-Rabban – Qatar
- Abdullah Bin Khalid al-Thani – Qatar
- Abdul Rahim Ahmad al-Haram – Qatari
- Hajjaj bin Fahad Hajjaj Mohammed al-Ajmi – Kuwaiti
- Mubarak Mohammed al-Ajji – Qatar
- Jaber bin Nasser al-Marri – Qatar
- Yusuf Abdullah al-Qaradawi – Masaari
- Mohammed Jassim al-Sulaiti – Qatar
- Ali bin Abdullah al-Suwaidi – Qatar
- Hashem Saleh Abdullah al-Awadhi – Qatar
- Ali Mohammed Mohammed al-Salabi – Libya
- Abdelhakim Belhadj – Libya
- Mahdi Harati – Libya
- Ismail Muhammad Mohammed al-Salabi – Libya
- Al-Sadiq Abdulrahman Ali al-Ghuraini – Libya
- Hamad Abdullah Al-Futtais al-Marri – Qatar
- Mohamed Ahmed Shawky Islambouli – Masaari
- Tariq Abdelmagoud Ibrahim al-Zomor – Masaari
- Mohamed Abdelmaksoud Mohamed Afifi – Masaari
- Mohamed el-Saghir Abdel Rahim Mohamed – Masaari
- Wajdi Abdelhamid Mohamed Ghoneim – Masaari
- Hassan Ahmed Hassan Mohammed Al Dokki Al Houti – UAE
- Hakem al-Humaidi al-Mutairi – Saudi / Kuwaiti
- Abdullah Mohammed Sulaiman al-Moheiseni – Saudi
- Hamed Abdullah Ahmed al-Ali – Kuwaiti
- Ayman Ahmed Abdel Ghani Hassanein – Masaari
- Assem Abdel-Maged Mohamed Madi – Masaari
- Yahya Aqil Salman Aqeel – Masaari
- Mohamed Hamada el-Sayed Ibrahim – Masaari
- Abdel Rahman Mohamed Shokry Abdel Rahman – Masaari
- Hussein Mohamed Reza Ibrahim Youssef – Masaari
- Ahmed Abdelhafif Mahmoud Abdelhady – Masaari
- Muslim Fouad Tafran – Masaari
- Ayman Mahmoud Sadeq Rifat – Masaari
- Mohamed Saad Abdel-Naim Ahmed – Masaari
- Mohamed Saad Abdel Muttalib Abdo Al-Razaki – Masaari
- Ahmed Fouad Ahmed Gad Beltagy – Masaari
- Ahmed Ragab Ragab Soliman – Masaari
- Karim Mohamed Mohamed Abdel Aziz – Masaari
- Ali Zaki Mohammed Ali – Masaari
- Naji Ibrahim Ezzouli – Masaari
- Shehata Fathi Hafez Mohammed Suleiman – Masaari
- Muhammad Muharram Fahmi Abu Zeid – Masaari
- Amr Abdel Nasser Abdelhak Abdel-Barry – Masaari
- Ali Hassan Ibrahim Abdel-Zaher – Masaari
- Murtada Majeed al-Sindi – Bahraini
- Ahmed Al-Hassan al-Daski – Bahraini
Liiska Hey’adaha:
- Qatar Volunteer Center – Qatar
- Doha Apple Company (Internet and Technology Support Company) – Qatar
- Qatar Charity – Qatar
- Sheikh Eid al-Thani Charity Foundation (Eid Charity) – Qatar
- Sheikh Thani Bin Abdullah Foundation for Humanitarian Services – Qatar
- Saraya Defend Benghazi – Libya
- Saraya al-Ashtar – Bahrain
- February 14 Coalition – Bahrain
- The Resistance Brigades – Bahrain
- Hezbollah Bahrain – Bahrain
- Saraya al-Mukhtar – Bahrain
- Harakat Ahrar Bahrain – Bahrain Movement
Caasimada Online
Xafiiska Minneapolis
caasimada@live.com