Muqdisho (Caasimada Online) – Waxa uu haystaa laba xaas iyo sagaal caruur ah, oo uu u shaqeysanayey islamarkaana dabarayey noloshooda. Hase yeeshee mar qura ayay noloshiisa is-beddeshay. Maskaxda ayaa ka tagtay, waxaana uu noqday qof aan waxba qabsan karin in isaga wax loo qabto maahee, kadib qaraxii xooggaan ee 14-ka October. Waa sheekada xanuunka badan ee Liibaan Nuur Cosoble.
FBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Soomaaliya oo damacsanaa arrin xasaasi ah
Washington (Caasimada Online) - Nin degan gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay inuu taageero agab ah...