Video: Mashruuc culus oo lagu qaatay dib u helida bilicda Muqdisho (Daawo)

Maamulka Gobolka Banaadir howlaha uu ka wado Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ama 17 degmo ee uu ka kooban yahay Maamulka Gobolka Banaadir waxaa lagu bixiyay Mashruuc lacageed oo badan.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa ka hadlaya wax yaabo badan oo qarsoon oo badan oo uu sharxayo howlaha ka socda Magaalada iyo qaabka ay ku hirgashay Magaalada Bilicdeda ee daawo wax badan oo aadan ogeyn oo soo baxay.

HALKAAN KA DAAWO: