Video: Weli horumarka SOOMAALIYA ka socda sidaan ma ugu faantay

Muwaadin Soomaaliyeed oo Caalamka tusiyay Horumarka magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee Maanta ka soconaya & Doorka ay ka qaateyn Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu noqonaya.

Aqristoow Muwaadinimadaada heerkaan ma gaartay maanta in aad adigoo ka qeyb galaya Barnaamij caalami ah oo lagu soo bandhigaya horumarka Wadamada Caalamka adigoo ku faanaya Horumarka wadankaada sida uu sameynayo Muwaadinkaan Soomaaliyeed ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO: