Caasimada Online: Warbaahinta Muqdisho qaarkood ayaa laga baahiyey xayeysiin nooc cusub oo loo sameeyey xafiis loogu magac daray dib u soomaaliyeynta Qurba joogta, kaas oo howlaha uu qabanayo lagu sheegay wax ka badalka dadka qalbiga ka ah ajnabiga, sababo la xiriira su’aalahooda faraha badan iyo dhaliilaha joogtada ah
Sida, maxaa nadaafada looga shaqeyn waayey? maxaa laamida loo dhisi waayey? maxaa daarihii burburay dib loogu dhisi waayey ? iyo su,aalo la xiriira maxaa la qabtay iyo waxbaa saas, hase yeeshee wariyaha xayeysiintan sameeyey oo lagu magacaabo C/laahi kalgacal ayaa yiri waa xiligii dib u dhiskee maxay tahay dhaliilaha faraha badan.
Hadaba Daawo Fariintaan Muuqaalka wadata adigaa Yaabi doonee kadib fikirkaada nala wadaag…