Ninka ugu dheer dalka Mareykanka, Igor Vovkovinskiy ayaa ka baxay dhib dhinaca kabo la’aanta ah oo uu muddo qabay.
Mr. Vovkovinskiy oo dhirirkiisu yahay 7 feet iyo 8 inch ayaa la’aa warshad kabo gaar ah u sameysay, hase yeeshee kadib markii uu helay lacag dhan 25 kun oo dollar oo ay dadweynaha usoo ururiyeen, ayaa kabo ku fac loo sameeyay.