Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Heahiiska qarsoodiga ah ee wasaaradda gaashaandhigga ay la gashay shirkadda SKA, kaa soo lagu sheegay war-saxafadeedkan in la laalay.
Halkan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka