IMG_82BC08-3D4360-5018B4-B1AE0E-156BCC-B40ED8

sanguuni
Ciidan

Soomaaliya ma waxaa loo laaban doona Carta iyo Mbagathi mise waa la miirsan?

Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib markii uu madaxweyne Xasan Sheekh diiday ku dhaqanka dastuurkii lagu doortay, dhinaca kalena uu wiiqay awooddii kursiga ra'iisul wasaaraha...