Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya dib u dhis xoogan oo dib loogu soo celinayo Bilicdii magaalada ay lahaan jirtay ayadoo ay ka soconayaan Howlahaasi Dgemooyinka Gobolka Banaadir.
Mid ka mid ah Degmooyinka ugu wax qabadka iyo howsha badan ee Magaalada Muqdisho ayaa idiin soo gudbinayaa Muuqaal laga soo duubay oo ka hadlaya waxqabadka & howsha ka soconeysa ee nala daawada.