Caasimada Online: Magaalo Madaxda Muqdisho waxaa ka hana qaaday Nidaam rasmi ah oo leh sharci kala qabanaya Shacabka Iyo Madaxdooda taas oo aan weli laga helin in ay u hogaan samaan Madaxda Dowlada Iyo Saraakiisha Ciidan.
Hadaba Maxeey tahay Arintani aan laga helin Madaxda Dowlada iyo Saraakiishooda taa oo ah arin aad looga cabanaya oo dacwad xoogan laga gudbiyay.