Ciidanka Itoobiya oo maanta dagaal culus uu ku qabsaday gudaha Soomaaliya – Xog

Diinsoor (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo ka dhacay degmada Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya, kaas oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ee ku sugan halkaasi.